Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
score
float32
1.04
1.25
Kinyarwanda
stringlengths
9
500
Somali
stringlengths
9
500
1.249922
"Ntukavuge uti: Ni iki cyatumye ibihe bya kera biruta iby'ubu?"
Ha odhan, Waayihii hore bal maxay kuwan uga fiicnaayeen?
1.242944
Nk'uko imyambi yo mu ntoki z'intwari iri, ni ko abana bo mu busore bamera.
Sida fallaadho ku jira nin xoog badan gacantiis, Sidaasoo kale weeye carruurta dhallinyaranimadu.
1.240976
Nihagira uguhatira gutera intambwe igihumbi, muterane ibihumbi bibiri.
oo ku alla kii kugu qasba inaad mayl la socotid, laba la soco.
1.240422
Ibintu bibi tubona ku isi, byatangiye igihe Satani yabeshyaga bwa mbere.
Sharku wuxuu dunida ku bilowday markuu Shayddaanku beentii u horreysay sheegay.
1.239309
(Allâh Umugenga wawe Arema uwoashatse n'ibyo Ashaka, akanatoranya [guha inshingano z'ubuyobozi] uwo ashatsecyangwa icyo ashatse.
28|68|Eebahaa wuxuu Abuuraa wuxuu Doono oo Doorto, Doorasho ma Leh Iyagu (Dadku) waa ka Nasahanyahay Eebe waana ka Sarreeyaa waxay la Wadaajin.
1.239174
Yemwe bantu, mwagezweho n ikimenyetso cyabaziye kuva kwa nyagasani wanyu ,kandi tubamanurira urumuri rugaragara.
Dadow waxaa idiin yimid Xujo Xagga Eebe ah waxaana idiin soo Dejinay Nuur Cad.
1.237077
Mbese sinkurutira abana b'abahungu cumi?"
Miyaanan anigu toban wiil kaaga wanaagsanayn?
1.236001
"Maze uwo munsi muzaborozwa n'uwo mwami mwitoranyirije, ariko uwo munsi ntacyo Uwiteka azabasubiza."
Oo maalintaas waxaad ka qaylin doontaan boqorkiinna aad idinku doorateen oo Rabbiguna idiin jawaabi maayo maalintaas.
1.23473
Kandi azagira amahoro menshi kugeza igihe ukwezi kuzaba kutakiriho.+
Oo nabadduna way badan doontaa tan iyo inta dayaxu aanu mar dambe jiri doonin.
1.232662
Ariko inzira y'umukiranutsi ni nk'umuseke utambitse, ugakomeza gukura ukageza ku manywa yihangu.
Laakiinse waddada kuwa xaqa ahu waa sida iftiinka waaberiga oo kale, Kaas oo hadba soo kordha ilaa uu noqdo maalin cad.
1.232033
Naho bya Binyabuzima bine bigasubiza, biti "Amen!"
Markaasaa afartii xayawaan waxay yidhaahdeen, Aamiin.
1.229143
Kandi niba hari icyo yagucumuyeho ,cyangwa akaba afite umwenda wawe ,ubimbareho.
Oo hadduu ku xumeeyey ama wax kaa qabo, aniga igu xisaab.
1.220464
Nuko baragenda babona aho yari acumbitse, maze uwo munsi bagumana na we.
Waxay tageen oo arkeen meeshuu degganaa, oo waxay maalintaas ayaan la joogay isagii.
1.218349
Wacunguje ubwoko bwawe ukuboko kwawe, Ni bwo bene Yakobo na Yosefu.
77:15 Gacantaadaad dadkaagii ku soo furatay, Kuwaasoo ah ilma Yacquub iyo Yuusuf.
1.217743
Ntuzigere wibagirwa ko Imana ishaka kugufasha.
Weligaa ha illoobin, Ilaahay wuxuu rabaa inuu ku caawiyo.
1.216971
Mbese ninde mugaragu ukiranuka w'ubwenge, shebuja yasigiye abo mu rugo rwe kubagerera igerero, igihe cyaryo?
Haddaba yuu yahay addoonka aaminka ah oo caqliga leh, kan sayidkiisu dadka gurigiisa u sarreeysiiyey inuu cuntada siiyo wakhtigeeda?
1.216202
Nimutinye Allâh, muhare Riba yariisigaye niba muri abemera koko.
2|278|kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada Eebe kana taga waxa hadhay oo Ribo ah haddaad Mu'mintihiin.
1.215703
Nimugaragire Nyagasani wanyu we wabaremye n'abababanjirije kugira ngo mugandukire Imana (Allah) "
2|21|Dadow caabuda Echihiinna idin abuuray idinka iyo kuwii idinka horrecyey, waxaadna mudataan inaad dhowrsataan.
1.215678
Baravugaga bati 'Yehova ntatubona.
Waayo, iyagu waxay ku odhan: Rabbigu ma na aragtaan.
1.213432
Nzagirana na bo Isezerano ry'amahoro, rizababere isezerano rihoraho.
Oo weliba axdi nabdeed baan la dhigan doonaa, oo kaasu wuxuu ahaan doonaa axdi daa'imis ah oo weligoodba iyaga lala dhigtay.
1.209895
Abo ni bo bagaragu bawe n abantu, wacunguje ububasha bwawe bwinshi n amaboko yawe akomeye.
Haddaba kuwanu waa addoommadaada iyo dadkaaga aad ku soo furtay xooggaagii iyo gacantaadii xoogga badnayd.
1.208731
Hanyuma tukamwereka inzira ebyiri? [inziza n'imbi] ?"
(10) Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).
1.208647
Naho Yeruzalemu yo mu ijuru irigenga, ni yo umubyeyi wacu.
Laakiinse Yeruusaalemta sare waa xor, waana hooyadeen.
1.208393
Nuko uwo munsi muzacura imiborogo mutewe n'uwo mwami mwihitiyemo, nyamara uwo munsi Uhoraho ntazabasubiza ."
Oo maalintaas waxaad ka qaylin doontaan boqorkiinna aad idinku doorateen oo Rabbiguna idiin jawaabi maayo maalintaas.
1.207859
Nzabagira umuryango umwe mu gihugu no mu misozi ya Israheli, bazagira umwami umwe ubategeka bose, ubutazongera ukundi kwigabanyamo imiryango ibiri cyangwa se ibihugu bibiri.
Oo iyaga quruun qudha ayaan uga dhigi doonaa dalka buuraha reer binu Israa'iil, oo boqor qudha ayaa kulligood boqor u wada ahaan doona, oo mar dambe laba quruumood ma ay kala ahaan doonaan, oo kol dambe innaba laba boqortooyo uma ay kala qaybsanaan doonaan.
1.207707
jye nta kindi ndi cyo uretse umuburizi
maani, anigu waxaan uun ahay u dige
1.207637
" Nimuzane gihamya yanyu niba muri abanyakuri ."[10]
War ninyahow daneyso haddaad runta dooni.
1.207524
Nzihanganira uburakari bw'Uwiteka kuko namugomeye, kugeza ubwo azamburana akantsindira.
Anigu waan qaadan doonaa Rabbiga dhirifkiisa, maxaa yeelay, waan ku dembaabay isaga, ilaa uu dacwaddayda ii muddaco, oo uu ii garsooro.
1.206637
Mbese none roho yaba yaravuganye na we, cyangwa se umumalayika ?"
Maxaa dhacaya haddii ruux la hadlay isagii, ama malaa'ig la hadashay?"
1.206326
Nkintangiriro, izi nama zoroshye zizorohereza ubuzima bwawe.
Bilaw ahaan, talooyinkan fudud waxay noloshaada kuu fududeynayaan.
1.204962
Mat.24:42: "nuko mube maso kuko mutazi umunsi Umwami wanyu azaho. "
Mat 24: 42-44 Haddaba sidaas daraaddeed Watch, waayo, ma aad ogidin maalinta Rabbigiinnu imanayo.
1.203874
Azakubwira amagambo azagukiza, wowe n'urugo rwawe rwose.'
kaasoo kugula hadli doona hadallo aad ku badbaadi doontid, adiga iyo dadka gurigaaga oo dhammiba.
1.203715
Ni ko bizamera ku munsi Umwana w'umuntu azigaragazaho."
Si la mid ah ayay noqon doontaa maalinta Wiilka Aadanahu soo muuqdo.
1.201635
(Allâh Umugenga wawe Arema uwo ashatse n'ibyo Ashaka,akanatoranya uwo ashatse cyangwa icyo ashatse.
28|68|Eebahaa wuxuu Abuuraa wuxuu Doono oo Doorto, Doorasho ma Leh Iyagu (Dadku) waa ka Nasahanyahay Eebe waana ka Sarreeyaa waxay la Wadaajin.
1.201551
Azababarira uworoheje n'umukene, Ubugingo bw'abakene azabukiza.
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
1.200894
" Vuga uti: Nimuzane gihamya yanyu niba muri abanyakuri ."[6]
Daruurow xabsigii baa lagu celiyey, waxaana Kutubey lagu yiri "Haddii aad run sheegtid waa lagu sii deynayaa, haddii kale se waa lagu xirayaa."
1.20084
Gushishikariza abandi gukurikira inzira ya Dr. Bronner?
In lagu dhiirrigeliyo kuwa kale inay raacaan waddada Dr. Bronner?
1.200739
Imana ikoresha uwo ishatse, ikamukoresha igihe ishakiye, ikamukoreshereza aho ishatse.
Ilaahbaa doonistiisa ku sharfa ciduu doono kuna dulleeya ciduu doono:
1.200727
Yakobo: 4:7: "Nuko rero mugandukire Imana ariko murwanye Satani, na we azabahunga."
4:7 Haddaba Ilaah ka dambeeya, laakiin Ibliiska hor joogsada, wuu idinka carari doonaaye.
1.200314
Kimwe cya gatatu cyacu tubeshya buri munsi.
Saddex meelood hal meel oo naga mid ah been ayey sheegaan maalin walba
1.199878
Ariko Imana iteza intumwa zayo uwo ishaka.
"Taasina waa Fadliga Eebe, wuxuuna siin Ruuxuu doono, wuxuuna doonaa 'ayay ku jawaabtay, Nabiga ammaan iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato."
1.198821
Nuko uwo munsi muzacure imiborogo mutewe n'uwo mwami mwihitiyemo, nyamara uwo munsi Uhoraho ntazabasubiza."
Oo maalintaas waxaad ka qaylin doontaan boqorkiinna aad idinku doorateen oo Rabbiguna idiin jawaabi maayo maalintaas.
1.198231
Twana twanjye, ndacyari kumwe namwe igihe kigufi.
Carruur yahay yaryari, weli in yar baan idinla joogayaa.
1.198154
Ni iki cyatuma mu mahanga bavuga ngo: Mbese lmana yabo iba he?"
Bal maxay quruumuhu u odhanayaan, Haddaba Ilaahoodu meeh?
1.197267
14Hari kandi impumyi n'abacumbagira, bamusanga mu Ngoro maze arabakiza.
14Waxaana macbudka ugu yimid kuwa indha la' iyo kuwa luga la'; wuuna bogsiiyey.
1.196813
ngiye kubategurira ahanyu.
waxaan u tegayaa inaan meel idiin sii diyaariyo.
1.196725
Imana yakoze iki ku byo Salomo yasabye?
Ilaahay sidee buu uga jawaabay codsigii Sulaymaan?
1.196532
Wakora iki ngo urusheho kwishimire gahunda y'iby'umwuka mu muryango?
Sidee baad caabudaaddaada reer ahaan sii raaxaysan kartaa?
1.196114
Ni na ko bizamera umunsi Umwana w'umuntu azabonekeraho."
Si la mid ah ayay noqon doontaa maalinta Wiilka Aadanahu soo muuqdo.
1.196096
Iyo Imana ije gukora, ikora ibintu bishya.
Alle ayaa u furi doono waa cusub.
1.195314
Waranyegereye umunsi nagutakambiraga, maze uravuga uti: Wigira ubwoba!
Maalintii aan ku baryay ayaad ii soo dhowaatay, oo waxaad igu tidhi, Ha cabsan.
1.195124
Umukuru muri mwe azabe umugaragu wanyu.
Halkii, ruuxii noqon lahaa weyn midiidinkiinna waa inuu ahaado;
1.194888
42.Ntibibukaga ukuboko kwayo,Cyangwa umunsi yabacunguriyemo, ikabakiza abanzi,
42 Sooma ay xusuusan gacantiisii, Iyo maalintii uu iyaga ka soo furtay cadowga toona,
1.194795
Abakobwa baturutse impande zose z'isi baragutegereje!
Gabdhaha adduunka oo idil horey ayey kuu sugayaan!
1.193968
Idini ry'ukuri rituma abantu bunga ubumwe
Diinta runta ah dadka bay isku keentaa
1.193318
Gushakisha n'ibisubizo birahari mu ndimi 109!
Raadinta iyo natiijooyinka waxaa lagu heli karaa 109 luqadood!
1.193232
Nukuri umunsi umwe bazahinduka abami b'isi.
Sida xaqiiqada ah maalin maalmaha ka mid waxay noqon doonaan boqorrada dhulka.
1.192963
Israheli, iyaba washoboraga kunyumva!
Reer binu Israa'iilow, bal haddaad i maqli lahaydeen!
1.19247
Mana nih materinya.
Ee adaan i hagaajinayn,.
1.192365
Kandi nta gitare kimeze nk'Imana yacu.
Oo dhagax weyn oo Ilaahayaga la mid ahuna ma jiro.
1.191267
Imana ishaka ko uyimenya neza.
Ilaahay wuxuu rabaa inaad isaga si fiican u baratid.
1.190889
Bashiki be ntiduturanye?"
Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?
1.190863
Ni ko bizamera umunsi Umwana w'umuntu azabonekeraho."
Si la mid ah ayay noqon doontaa maalinta Wiilka Aadanahu soo muuqdo.
1.190382
(trg) ="5"> Uretse aho byagaragajwe ukundi , imirongo yose yakuwe muri Bibiliya ikoresha ururimi ruhuje n'igihe tugezemo yitwa Bibiliya - Ubuhinduzi bw'isi nshya .
Waxana laga akhrisan kara aayadaha Kitaabka ah oo laga qaaday Turjumaadda Adduunka Cusub oo Kitaabka Quduuska ah:
1.190317
Nuko abwira abantu be ati 'dore Abisirayeli baturuta ubwinshi kandi baturusha amaboko.'
dadkiisii ku yidhi, Bal eega, dadkii reer binu Israa'iil waa inaga badan
1.190253
Yohana 8:44 Mukomoka kuri So Satani, kandi ibyo So ararikira ni byo namwe mushaka gukora.
8:44 Idinku waxaad tihiin kuwo aabbahood Ibliiska yahay, oo waxaad doonaysaan inaad samaysaan damacyada aabbihiin.
1.190161
Ubwo ubarusha ububi ba Thamuud bose azatanga.
Waitha raayta thamma raayta naAAeeman wamulkan kabeeran
1.190085
Ntukamazina Aaron
nahiN khel ay daagh yaaroN se kah do
1.18993
Nuko abona igiti cy'umutini, agenda agisanga.
Wuxu adhiga ku soo arkay, wan weyn oo galaalan.
1.189644
Batege amatwi. - Imigani 20:5.
La hadal oo dhegeyso. - Maahmaahyadii 20:5.
1.189245
Nimusigeho mwa bantu mwe !
Dadyahoow, Imaada.
1.189006
Yesu yaravuze ati "ubu iyi si iciriwe urubanza; ubu umutware w'iyi si agiye kujugunywa hanze."
Ciise wuxuu yidhi, "Imminka weeye markii dunidan la xukumi lahaa, imminka kan madaxda dunida ah dibddaa lagu tuuri doonaa.
1.188908
Ubutunzi n'ubukire biri mu rugo rwe, gukiranuka kwe guhoraho iteka ryose.
Gurigiisa waxaa ku jira maal iyo taajirnimo, Xaqnimadiisuna weligeedba way sii waartaa.
1.188473
"Naje nturutse mu ijuru." - Yohana 6:38
'Samada baan ka soo degay.' - Yooxanaa 6:38
1.188423
Baramusubiza bati "Ni byo rwose, shobuja."
Waxay ku yidhaahdeen, Sayidkaa u baahan.
1.188316
Ni nk'ibaruwa umubyeyi wuje urukundo yoherereza abana be.
Waxay la mid tahay warqad oo aabbe jacayl badan inoo soo diray.
1.188182
Ese wari ubizi? - Werurwe 2015
Owe shi shiiva tuu? - Marsa 2015
1.188067
"Inyanja ni iye, ni We wayiremye; Intoki ze ni zo zabumbye ubutaka."
5 Baddana isagaa iska leh, oo isagaa sameeyey, Oo dhulka engeganna isagaa gacmihiisa ku sameeyey.
1.187406
Kugira ngo basobanukirwen' ijambo ryanjye.
"Si ay u fahmaan hadalkayga."
1.187383
Kurugero niba umujyi wawe ari San Francisco, andika
Tusaale ahaan haddii magaaladaadu tahay San Francisco, ku qor nooca
1.187354
Nyamara rero ndabibabwiye: hano hari igitambutse iyo Ngoro.
Waxaan idinku leeyahay, Mid macbudka ka sarreeya ayaa halkan jooga.
1.18719
Ese mu nzu ya so twabonayo icumbi?"
Guriga aabbahaa meel aannu ku hoyanno ma leeyahay?
1.187157
nyamara ku bwanyu ho kuguma mu mubiri ni byo binkwiriye.
laakiinse inaan jidhka ku sii jiro aad baa loogu sii baahan yahay idinka aawadiin.
1.18691
Baramusubiza bati "Ni byo rwose, shobuja."
waxaad ku tidhaahdaan, Sayidkaa u baahan.
1.186791
56-Ento gutemo Lubaŋa Mamalo Twal dok gujemo woko i kome,
56 Laakiin way jirrabeen oo ku caasiyoobeen Ilaaha ugu sarreeya,
1.186761
19 Azasohoz'iby'abamwubaha bashaka; kand'azumva gutaka kwabo, abakize.'
19 Kuwa isaga ka cabsada waxay doonayaanba wuu siin doonaa, Oo weliba qayladoodana wuu maqli doonaa, wuuna badbaadin doonaa iyaga.
1.186744
12Abigishwa be baramubwira bati "Mwigisha, niba asinziriye azakira."
11:12 Sidaa daraaddeed xertii waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, hadduu hurdo wuu bogsanayaa.
1.186737
(Mbese utazi gutegeka abo mu rugo rwe yabasha ate kurinda Itorero ry'Imana?)
Laakiin nin hadduusan garanayn si uu gurigiisa ugu taliyo, sidee buu kiniisadda Ilaah u xanaanayn doonaa?
1.186708
"UWOROHEJE azagwira avemo igihumbi, n'umuto ahinduke ishyanga rikomeye.
Mid yarba wuxuu noqon doonaa kun, oo mid yarna wuxuu noqon doonaa quruun xoog badan.
1.18607
"Uwiteka aba hafi y'abamutakira bose, abamutakira mu by'ukuri bose.
Rabbigu waa u dhow yahay inta isaga barida oo dhan.
1.18585
Nshobora kubaho nte nk'umwana w'Imana?
Sidee ayaan ku noqon karaa ilmo Ilaah?
1.185416
Imana yaremye abamarayika kugira ngo babane na yo mu ijuru.
Horey buu Ilaahay u abuuray inay malaaʼigtu ku noolaadaan samada.
1.185102
Kandi mu mitima yabo ntibatekereza ko nibuka gukiranirwa kwabo kose.
Oo qalbiga kagama ay fikiraan inaan xumaantooda oo dhan xusuusto.
1.185044
Baravuze bati: "Ni ukuri Uwiteka avugira mu kanwa ka Mose musa?
Oo iyagu waxay yidhaahdeen, War Rabbigu ma Muuse keliyuhuu la hadlay?
1.185035
Erega inkozi z'ibibi zizacibwa; ariko abategereje Uwiteka, bazaragwa isi" (Zaburi 37: 8, 9).
Waayo, xumaanfalayaashu way go'i doonaan, Laakiinse kuwa Rabbiga sugaa dalkay dhaxli doonaan.
1.184956
Pilato yarababwiye ati "dore ngabo abarinzi.
Bilaatos wuxuu ku yidhi, Waardiyayaal baad leedihiin.
1.184197
7No kuba inkomoko ya Abrahamu, si byo kuba bose ari abana be.
Marka hore: Dhammaan carruurta Ibraahim ma aha carruurtii ballanka.
1.184082
Ni mu ijuru cyangwa se ni ku bantu?"
Ma wuxuu ka yimid xagga jannada mise dadka?
1.184044
Uwiteka yagukuyeho imanza yari yaguciriye, abanzi bawe yabajugunye hanze.
Rabbigu wuxuu qaaday xukummadaadii, oo cadowgaagiina wuu tuuray.
1.18364
Imana ntabwo igerageza kuduhisha ugushaka kwayo muri twe; ishaka kubihishura.
Illaah iskuma dayayo inuu qariyi Rabitaankiisa ee inaga naga imaanayo; Wuxuu rabaa inuu muujiyo.
End of preview. Expand in Data Studio

Kinyarwanda-Somali_Sentence-Pairs Dataset

This dataset contains sentence pairs for African languages along with similarity scores. It can be used for machine translation, sentence alignment, or other natural language processing tasks.

This dataset is based on the NLLBv1 dataset, published on OPUS under an open-source initiative led by META. You can find more information here: OPUS - NLLB-v1

Metadata

  • File Name: Kinyarwanda-Somali_Sentence-Pairs
  • Number of Rows: 268329
  • Number of Columns: 3
  • Columns: score, Kinyarwanda, Somali

Dataset Description

The dataset contains sentence pairs in African languages with an associated similarity score. Each row consists of three columns:

  1. score: The similarity score between the two sentences (range from 0 to 1).
  2. Kinyarwanda: The first sentence in the pair (language 1).
  3. Somali: The second sentence in the pair (language 2).

This dataset is intended for use in training and evaluating machine learning models for tasks like translation, sentence similarity, and cross-lingual transfer learning.

References

Below are papers related to how the data was collected and used in various multilingual and cross-lingual applications:

[1] Holger Schwenk and Matthijs Douze, Learning Joint Multilingual Sentence Representations with Neural Machine Translation, ACL workshop on Representation Learning for NLP, 2017

[2] Holger Schwenk and Xian Li, A Corpus for Multilingual Document Classification in Eight Languages, LREC, pages 3548-3551, 2018.

[3] Holger Schwenk, Filtering and Mining Parallel Data in a Joint Multilingual Space ACL, July 2018

[4] Alexis Conneau, Guillaume Lample, Ruty Rinott, Adina Williams, Samuel R. Bowman, Holger Schwenk and Veselin Stoyanov, XNLI: Cross-lingual Sentence Understanding through Inference, EMNLP, 2018.

[5] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Margin-based Parallel Corpus Mining with Multilingual Sentence Embeddings arXiv, Nov 3 2018.

[6] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Massively Multilingual Sentence Embeddings for Zero-Shot Cross-Lingual Transfer and Beyond arXiv, Dec 26 2018.

[7] Holger Schwenk, Vishrav Chaudhary, Shuo Sun, Hongyu Gong and Paco Guzman, WikiMatrix: Mining 135M Parallel Sentences in 1620 Language Pairs from Wikipedia arXiv, July 11 2019.

[8] Holger Schwenk, Guillaume Wenzek, Sergey Edunov, Edouard Grave and Armand Joulin CCMatrix: Mining Billions of High-Quality Parallel Sentences on the WEB

[9] Paul-Ambroise Duquenne, Hongyu Gong, Holger Schwenk, Multimodal and Multilingual Embeddings for Large-Scale Speech Mining, NeurIPS 2021, pages 15748-15761.

[10] Kevin Heffernan, Onur Celebi, and Holger Schwenk, Bitext Mining Using Distilled Sentence Representations for Low-Resource Languages

Downloads last month
2

Collection including michsethowusu/kinyarwanda-somali_sentence-pairs